1-Kayuuga iyo kontraktka kirada

Xalkan  waxa lagugu barayaa amma se lagugu sharaxayaa sida loo helo heshiiska kirada guriga iyo shuruucda la xidhiidha.

. Eskilstuna waxaad ka helaysaa shirkado guryaha kireeya/ ijaara qaar yaryar iyo shirkado waawayn.

. Waxa lagu barayaa habkii aad shirkada guryaha kayuu uga gali lahayd iyo sidad u codsan lahayd guri.

. Waxa kale ee aad samayn kartaa Wargalin xiisaha ah

Markad guri kiraysato waxaa kuu xilsaaran inaad ilaaliso hab dhaqanka heshiiska

. Masuuliyada ku saaran markaad kiroole tahay.

. Markaad ka maarantid guriga waa inaad raacda habdhaqanka celinta guriga.

. Siday wax u dhici karaan hadii shirkado guriga kaala noqoto..wixii ku saabsan gacan labaad iyo isla daganaasho.

Waxaad kale ee aad baranaysaa sidii aad u shirkada u wargalin lahayd hadii wax ka xumaadaan iyo uruada shirkadaha guriga

Wargakin wixii xumaada.

Shuruudaha kiro bixinta iyo tusaalooyin