2 Nadaafada guriga
.Guud ahaan nadiifinta guriga.
. Guri nadiifin iyadoo aan la isticmalin waxyaabo khasaaro keeni kara.
. Gaar ahaan dawooyinka guriga amba kijada lagu nadiifiyo.
. Meelaha lago masixi/titiro karo biyo iyo meelaha laga ilaalinayo.
.Waxyaalaha awdi kara musqulaha iyo sinxiga weelka lagu dhaqo.
. Meelaha gurigo ka neefsado inaan la daboolin sido kale heetarada in gugulaha laga ilaaliyo.
. Guud ahaan wixii wax yeelo u gaysan kara guryaha.
