1-Kayuuga iyo kontraktka kirada
Xalkan waxa lagugu barayaa amma se lagugu sharaxayaa sida loo helo heshiiska kirada guriga iyo shuruucda la xidhiidha.
. Eskilstuna waxaad ka helaysaa shirkado guryaha kireeya/ ijaara qaar yaryar iyo shirkado waawayn.
. Waxa lagu barayaa habkii aad shirkada guryaha kayuu uga gali lahayd iyo sidad u codsan lahayd guri.
. Waxa kale ee aad samayn kartaa Wargalin xiisaha ah
Markad guri kiraysato waxaa kuu xilsaaran inaad ilaaliso hab dhaqanka heshiiska
. Masuuliyada ku saaran markaad kiroole tahay.
. Markaad ka maarantid guriga waa inaad raacda habdhaqanka celinta guriga.
. Siday wax u dhici karaan hadii shirkado guriga kaala noqoto..wixii ku saabsan gacan labaad iyo isla daganaasho.
Waxaad kale ee aad baranaysaa sidii aad u shirkada u wargalin lahayd hadii wax ka xumaadaan iyo uruada shirkadaha guriga
Wargakin wixii xumaada.
Shuruudaha kiro bixinta iyo tusaalooyin
